World NewsMidnimo Charity Foundation Oo Dhagax Dhigay Dhisme Madarasad Qur’an Deegaanka Raybadley by 02 Share0 Ururka Midnimo Charity Foundation Aya Dhisme Madarasad Qur’an Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Raybadley. Madarasadan Aya Loogu Tala Galay Inay Wax Ku Bartaan Dayarta Ku Dhaqan Deegaankaas Iyo Nawaxigeeda.