World NewsMidnimo Charity Foundation Oo Xadhiga Ka Jaray Dayrka Masjidka Magaalada Darood by 04 Share0 Ururka Midnimo Charity Foundation Aya Xadhiga Ka Jaray Dayr Ay U Dhiseen Masaajidka Magaalada Darood Ee Ismaamulka Deegaanka Soomaalida Ethiopia Ee Gobolka Jarar.